Globe Roble News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana
Stay updated with breaking news from Globe roble. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.
Top News In Globe Roble Today - Breaking & Trending Today
Maxay Soomaaliya ugu gacan seyrtay War bixinta Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika ? 18 Luulyo 2021, 08:33 EAT Xigashada Sawirka, AFP sawir hore midowga Afrika Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay war bixin lagu baahiya baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika, taasoo looga hadlay arrimo ku saabsan howlgalka AMISOM iyo xaaladda Soomaaliya. War kasoo baxay xukuumadda Muqdisho ayaa lagu sheegay in golaha Wasiirrada ay shir deg deg ah ka yeelanayaan arrintan, dhawaanna bayaan kasoo saari doonaan. Balse intaan taa la gaarin BBC-da ayaa wareysi falan qeyn ah la yeelatay Faysal Rooble oo ah khabiir ka faalooda arrimaha geeska Afrika waxa uuna sheegayaa in warbixinta ay uga soo baxday laba qodob oo ah sababha Ammisom ku kallifay warbixintan inay soo saaraan. ....