comparemela.com

Latest Breaking News On - Council security in united nations convention - Page 1 : comparemela.com

Kuuriyada Waqooyi oo mar kale tijaabisay gantaalo halis ah

Kuuriyada Waqooyi oo mar kale tijaabisay gantaalo halis ah
bbc.com - get the latest breaking news, showbiz & celebrity photos, sport news & rumours, viral videos and top stories from bbc.com Daily Mail and Mail on Sunday newspapers.

Guddiga Xaquuqul Insaanka Itoobiya iyo dowladda Abiy Axmed oo ku kala aragti duwan xaaladda Tigray

Guddiga Xaquuqul Insaanka Itoobiya iyo dowladda Abiy Axmed oo ku kala aragti duwan xaaladda Tigray 4 Luulyo 2021, 06:08 EAT Xigashada Sawirka, AFP Guddiga Xuquuqul Insaanka dalka Itoobiya ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin deg deg ah si loo xaqiijiyo badqabka dadka rayidka ahi ee ku nool waqooyiga gobolka Tigreeda, halkaasi oo colaad siddeed bilood socotay ay sababtay in boqolaal kun oo qof ay macluul ku habsato. Guddigani madaxa bannaan balse ay dowladda Itoobiya soo magacawday ayaa ku baaqday in la helo macluumaad dheeri ah oo ku saabsan xaaladda amniga iyo tan bani aadamnimada ee haatan ka tirta deegaankaasi Hadalkan ka soo yeeray Guddiga Xuquuqul Insaanka Itoobiya ayaa u muuqda mid ka soo horjeeda mowqifka dowladda dhexe ay ka taagan tahay xaaladda gobolka Tigray oo dhawaan uun ay inta badan la wareegeen maleeshiyaadka daacadda u ah ururka TPLF.

Muxuu Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ka yiri xaaladda Tigray?

Muxuu Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ka yiri xaaladda Tigray? 9 Saacadood ka hor Saraakiisha Qaramada Midoobey ayaa sheegaya in colaaddii dhawaan ka dhacay gobolka Tigreeda ee dalka Itoobiya ay sababtay macaluul saameyn weyn ku yeelatay qiyaastii 400,000 oo qof. Kulan uu xalay arrinta gobolka Tigray ka yeeshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa laga sheegay in ay suurtagal tahay in colaad hor leh ay halkaasi ka dhacdo, inkastoo horraantii usbuucan ay dowladda Itoobiya ku dhawaaqday xabbad joojin hal dhinac ah. Ku simaha madaxa gargaarka bani aadamnimada ee Qaramada Midoobay, Ramesh Rajasingham, ayaa Golaha Amniga u sheegay in xaaladda Tigray ay aad u xumaatay toddobaadyadii la soo dhaafay.

© 2024 Vimarsana

vimarsana © 2020. All Rights Reserved.