Live Breaking News & Updates on Forces Afghanistan|Page 4

Stay updated with breaking news from Forces afghanistan. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

USA toivoo Talibanin ajavan ISIS:n ulos Afganistanista

USA toivoo Talibanin ajavan ISIS:n ulos Afganistanista
verkkouutiset.fi - get the latest breaking news, showbiz & celebrity photos, sport news & rumours, viral videos and top stories from verkkouutiset.fi Daily Mail and Mail on Sunday newspapers.

United States , Forces Afghanistan , United States These , Ministry Of Defence , From This , ஒன்றுபட்டது மாநிலங்களில் , ஒன்றுபட்டது மாநிலங்களில் இவை , அமைச்சகம் ஆஃப் பாதுகாப்பு , இருந்து இது ,

Kooxda Taliban oo la wareegtay magaalooyiin muhiim ah


Kooxda Taliban oo la wareegtay magaalooyiin muhiim ah
10 Luulyo 2021, 07:32 EAT
Xigashada Sawirka, Reuters
Askari ka mid ah ciidamada Afqanitan oo baaraya qof shacab ah
kooxda Taliban ayaa qabsatay marinada waaweyn ee xadka ay la wadaagaan Iran iyo Turkmenistan kadib howlgalo balaaran oo ay ka wadeen waqooyiga Afghanistan, sida ay saraakiishu sheegeen.
Taliban waxay sheegeen inay qabsadeen laba magaalo oo muhiim ah oo kala ah Islam Qala oo u dhaw Iran, iyo Torghundi oo ku taalla xuduud xudduuda Afqanistaan Turkmenistan.
Saraakiisha Afghanistan waxay qireen in lagala wareegay Islam Qala iyo Torghundi, oo labaduba ku yaal gobolka Herat.
Ciidamada Afghanistan ayaa isku dayaya inay dib uqabsadaan labada magaalo ee xuduuda ku yaalla, sida uu sheegay afhayeen uhadlay dowlada. ....

Group The Taliban , Quote Pictured , Forces Afghanistan , Mission The Taliban , Officers The Taliban , City Islam , Durban Central , Afghanistan Iran , நகர்ப்புற மைய ,