Driver South Africa News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Driver south africa. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Driver South Africa Today - Breaking & Trending Today

Maraykanka oo darawalo ka dhoofsanaya Koonfur Afrika


Maraykanka oo darawalo ka dhoofsanaya Koonfur Afrika
4 Agoosto 2021, 10:00 EAT
Xigashada Sawirka, Getty Images
Darawal Koonfur Afrika
Shirkadaha Maraykanka ayaa raadinaya wadayaasha gaadiidka masaafada dheer ama gaadiidka xamuulka, kadib darawalo yaraan soo food saartay dalkaasi.
Maadaamaa wadayaasha Koonfur Afrika ay ku hadlaan Ingiriiska, waxaa aad u sahlanaan doonta in ay si dhaqsiyaha ah ku helaan shatiga wadista baabuurta.
Iyada oo sanadihii lasoo dhaafay ay jirtay darawal yaraan, ayaa haddane waxaa xaalada uga sii daray cudurka Karoonaha oo xagal daaciyay hawshan culus ee socota.
Intii lagu jirey xayiraadda safmarka Karoonaha, dad badan ayaa u leexdey dhanka ganacsiga badeecooyinka ee qadka Internet-ka, balse waxaaba yaraaday dadkii geyn lahaa alaabahaasi marka internet-ka laga iibsado, taas oo markale sii kordhisay dalabkii darawalada. ....

South Africa , South Africa One Hour , Driver South Africa , Quote Pictured ,