Maxay yihiin magaalooyiinka qaddiimiga ah ee laga helay Puntland?
14 Luulyo 2021, 07:36 EAT
Xigashada Sawirka, .
Saciid Shiidaad Xuseen
Waxaa xalay magaalada Garowe lagu soo bandhigay Cilmi-baaris cusub oo lagu ogaaday magaalooyin qarniyo hore jiri jiray oo halkaasi ku yaalla. Bandhigan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Xarunta Cilmi-baarista Puntland ee PDRC.
Saddexdan magaalo oo qarniyo ka hor jiray ayaa laga heley gobolka Nugaal kuwaas oo lagu kala magacaabo Xundhurgaal, Xabgaal iyo Xananley.
Cilmi-baaristan ayaa waxaa sameeyay aqoonyahan Saciid Shiidaad Xuseen, oo sheegay in muddo uu ku howla naa arrintan.
Mr Saciid oo sidoo kale ka tirsan cilmi-baarayaasha xarunta PDRC oo BBC u waramay ayaa sheegay in cilmi-baarista uu sameeyay ka dib xogo magaalooyiinkan qadiimiga ah ku saabsan oo uu horey u helay.
Gemlik te Kastamonu rüzgarı
ardahanhaberi.com - get the latest breaking news, showbiz & celebrity photos, sport news & rumours, viral videos and top stories from ardahanhaberi.com Daily Mail and Mail on Sunday newspapers.
Betlemme e Aquileia: mai così vicine
archeologiaviva.it - get the latest breaking news, showbiz & celebrity photos, sport news & rumours, viral videos and top stories from archeologiaviva.it Daily Mail and Mail on Sunday newspapers.
Turkmënijos URM paneigë, kad prie sienos su Afganistanu telkiama sunkioji karinë technika
vz.lt - get the latest breaking news, showbiz & celebrity photos, sport news & rumours, viral videos and top stories from vz.lt Daily Mail and Mail on Sunday newspapers.