comparemela.com
Home
Live Updates
President Missy The - Breaking News
Pages:
Latest Breaking News On - President missy the - Page 1 : comparemela.com
Colaadda Tigray: Madaxweyne Cagjar oo difaacay go aanka uu ciidanka ugu diray dagaalka
Colaadda Tigray: Madaxweyne Mustafe Cumar oo difaacay go aanka uu ciidanka ugu diray dagaalka 19 Luulyo 2021, 08:43 EAT Xigashada Sawirka, . Madaxweyne Mustafe Cagjar Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa waxaa uu sharraxaad ka bixiyay ciidamo ay dowladiisa u dirtay in ay ka qeyb qaataan dagaalka gobolka Tigray. Mustafe oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa sheegay in go aankooda uu ka dambeeyay kadib codsi uga yimid dowladda dhexe oo ku aadanaa in dowlad deegaannada dalka ay ka qeyb qaataan dagaalka looga soo horjeedo jabhadda TPLF. Waxaa uu intaa ku daray in qorshaha TPLF uu yahay inay dumiyaan dowladda dhexe. Tagitaankooda waxay la xiriirtaa baaq ka yimid dowladda dhexe gaar ahaan rai sul wasaaraha ee ahaa in laga qeyb qaato difaaca guud ee looga hortagayo kooxda argagixisada ee TPLF oo qorshaheedu yahay inay dumiso nidaamka hadda jira, ayuu yiri Madaxweyne Mustafe.
France general
Addis ababa
Missy omar
Quote pictured
President missy the
Somalia ethiopia missy omar
President missy
Somalia ethiopia
Prime minister ahmed
Conflict front
Government addis ababa
One hour
ப்ரெஸிடெஂட் மிஸ்ஸி
ஒன்று மணி
vimarsana © 2020. All Rights Reserved.