Bashiir Goobe iyo Yaasiin Faray : Labada nin ee loo magacaabay halka xil ee Hay adda NISA? bbc.com - get the latest breaking news, showbiz & celebrity photos, sport news & rumours, viral videos and top stories from bbc.com Daily Mail and Mail on Sunday newspapers.
Waa mid ah ka mid ah tartannada ugu adag ee kuraasta Aqalka Sare gaarahaanna deegaannada Galmudug maadaama uu u dhaxeeyo laba nin oo soo noqday madaxweynayaal.
Maxaa soo celceliya khilaafka Guddoonka Guddiga Doorashada ee Gobollada Waqooyi? bbc.com - get the latest breaking news, showbiz & celebrity photos, sport news & rumours, viral videos and top stories from bbc.com Daily Mail and Mail on Sunday newspapers.
Khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa la rumeysan yahay inuu salka ku hayo dhowr qodob.