Colaadda Tigray: Madaxweyne Mustafe Cumar oo difaacay go aanka uu ciidanka ugu diray dagaalka
19 Luulyo 2021, 08:43 EAT
Xigashada Sawirka, .
Madaxweyne Mustafe Cagjar
Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa waxaa uu sharraxaad ka bixiyay ciidamo ay dowladiisa u dirtay in ay ka qeyb qaataan dagaalka gobolka Tigray.
Mustafe oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa sheegay in go aankooda uu ka dambeeyay kadib codsi uga yimid dowladda dhexe oo ku aadanaa in dowlad deegaannada dalka ay ka qeyb qaataan dagaalka looga soo horjeedo jabhadda TPLF.
Waxaa uu intaa ku daray in qorshaha TPLF uu yahay inay dumiyaan dowladda dhexe. Tagitaankooda waxay la xiriirtaa baaq ka yimid dowladda dhexe gaar ahaan rai sul wasaaraha ee ahaa in laga qeyb qaato difaaca guud ee looga hortagayo kooxda argagixisada ee TPLF oo qorshaheedu yahay inay dumiso nidaamka hadda jira, ayuu yiri Madaxweyne Mustafe.
Dawladda Itoobiya Oo Rejo Ka Qabta In Dekedda Berbera Yarayn Doonto Ku Tiirsanaanteedii Jabuuti
geeska.net - get the latest breaking news, showbiz & celebrity photos, sport news & rumours, viral videos and top stories from geeska.net Daily Mail and Mail on Sunday newspapers.
Maxay salka ku haysaa Colaadda Canfarta iyo Soomaalida?
bbc.com - get the latest breaking news, showbiz & celebrity photos, sport news & rumours, viral videos and top stories from bbc.com Daily Mail and Mail on Sunday newspapers.